DAAWO-Gurmad Xoogan oo Gaarey Jiidaha Hore ee Sanaag iyo Madaxdii Puntland oo Kaga Dhawaaqday.

Jaaliyadda reer Sanaag ee magaalada London ayaa deeq ay ugu talagaleen ciidanka Puntland ee ku sugan gobolka Sanaag maanta ku wareejisey masuuliyiin katirsan Puntland iyo taliska ciidan.

Gudoomiyaha gobolka Sanaag, saraakiisha ciidanka, waxgarad iyo gudoomiyaha barlamaanka Puntland ayaa goob joog ka ahaa munaasabad kooban oo lacagtaasi lagu kala wareejinayey.

DAAWO

Source: News