Maxaabiis ku jirtay Xabsiga dhexe ee Xamar oo loo wareejiyay Xabsiga Cusub

Waxaa Maanta Xabsiga weyn ee ku dhex yaalla Xarunta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee ku taalla Ex Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho loo wareejiyay Maxaabiis ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar. Maxaabiistaan laga soo wareejiyay xabsiga dhexe ee Xamar,isla markaana si rasmi ah loogu wareejiyay xabsiga weyn ayaa waxaa tiradooda lagu sheegay 58 Maxbuus. Sidoo kale […]
Source: News