Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Mareykanka

Sade Cabdi oo 28-jir ahaa ayaa la sheegay in habeenkii Sabtida ee la soo dhaafay lagu toogtay magaalladda Kansas ee Gobalka Missouri ee dalkaasi. Boliska Kansas City ayaa sheegay inay baarayaan dilkaasi oo ah kii 58-aad ee sannadkan ka dhaca magaalladaasi. Marxuumka waxaa maydkiisa laga helay gaari la dhigay meel barxad ah oo ku dhow […]
Source: News