Sawirro:-Maxdaxweyne Xaaf oo Dhuusamareeb kula kulmay wafdi ka socda QM

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa kulan  la yeeshay wafdi ka tiran Qaramada Midoobay oo isugu jira madax iyo farsamo-yaqaano oo maanta gaaray Magalaada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug. Socdaakooda ayaa la xiriiay sahaminta ah goobta loo diyaarinayo iney dagaan hay’adaha Qaramada Midoobay oo dhawaan si rasmi uga howlgalin doona deegaanada […]
Source: News