Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir looga hadlayay is dhexgalka ganacsiga oo lagu soo gabagabeeyay Addis ababa

Wasiirka maaliyada Xukumada Federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in shirkii lagu soo gabagabeeyay Magaalada Addis ababa ee Dalka Itoobiya looga hadlay sidii ay Waddamada Gobolka wax u wada qabsan lahaayeen iyo sidii loo kobcin lahaa dhaq-dhaqaaqyada ganacsi ee Mandiqadda Geeska Afrika.   Mudane; Beyle, oo u warramayay Idaacadda BBC-da ayaa intaa ku daray […]
Source: News