Ra’iisul Wasaare Ku-xiggeenka XFS Oo Guddoomiyay Madasha Labaad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka.

Ra”iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Mahdi Maxamad Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay Madasha Labaad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka. Shirka ayaa looga hadlay hannaanka ugu habboon ee horumarinta dhaqaalaha dalka, waxaana la isku dhaafsaday talooyin muhiim u ah kobcinta dhaqaalaha dalka. Golaha dhaqaalaha qaranka oo ah gole dowladda kala taliya horumarinta dhaqaalaha dlaka […]
Source: News