DAAWO-Nashada Jumcaha iyo bilicda dooxooyinkii & Jidhaamihii Dhahar oo biyo buuxiyeen.

Kulan wanaagsan ku soo dhowaada nasashada Jumcada oo aanu ku soo qaadan doono muuqaal kooban oo laga diyaariyey dooxooyinkii iyo Jidhaamihii magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag oo ay buux dhaafiyeen biyihii roobku xooluhuna sayn waraaryayaan.

DAAWO

Source: News