WAR DEG DEG AH-Madaxweynaha Puntland oo Hadda Garoowe Ka Soo Degaya.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar shaqo ugu maqnaa dalalka Shiinaha iyo Itoobiya ayaa hadda ku soo wajahan Garoowe.

Madaxweynaha ayaa waxaa lafilayaa inay garoonka diyaaradaha General Maxamed Abshir Garoowe ku soo dhoweeyaan madaxweyne ku-xigeenka Puntland, golayaasha dowladda iyo saraakiil ka socota aqalka madaxtooyada.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA

Source: News