Wasiir Beyle oo la kulmay Madaxweynaha Bangiga Afrika

Wasiirka Wasaarada Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa Magaalada Malabo ee Dalka Equatorial Guinea  waxaa uu kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika, Akinwumi Adesina. Wasiir Beyle ayaa Madaxweynaha Bankiga waxaa uu warbixin kooban ka siiyay horumarka Soomaaliya ee dib-u- habeynta,isla markaana waxaa uu Wasiirka ku boorriyay inuu sii wado doorka muhiimka ah […]
Source: News