Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay dilkii ka dhacay Gaalkacyo

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareysay ciddii ka dambeysay Shacabkii Soomaaliyeed ee Xalay lagu laayay Koofurta Magaalada Gaalkacyo. Wasiirka warfaafinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), oo la hadlayay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay ka Dowlad ahaan si weyn ugu xun yihiin Dadkii Soomaaliyeed ee lagu laayay Gaalkacyo, kuwaas […]
Source: News