Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay dadkii lagu laayay Galmudug,Baaqna diray

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/ Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo Maanta Shir Jaraa’id Ku qabtey Magaalada Baydhabo  ayaa waxaa uu si aad u Cambareyay Dilalkii Kala duwana ee Ka kala dhacay Dhuusmareeb iyo Gaalkacyo, Madaxweynaha ayaa Ugu horeen tacasiyo u direy Dhaamaanba umadda Soomaaliyeed , gaar ahaan Ehladii iyo qaraabadii ay ka […]
Source: News