Qarax labaad oo laga maqlay Magaalada Muqdisho

War Goordhow naga soo gaaray ayaa waxaa uu sheegayaa in qarax labaad laga maqlay qeybo kamid ah Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay wadada aada Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Qaraxa labaad ayaa sigaar ah waxaa uu uga dhacay Bar Koontarool oo ku taalla wadada aada Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho,isla markaana […]
Source: News