Ciidamada Xoogga ee ku sugan Awdheegle oo khasaare xoogan u geystay maleeshiyaadka Al-shabaab”Sawirro”

Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed,gaar ahaan Kumaandooska ayaa jab iyo khasaare xoogan gaarsiiyay maleeshiyaad ka tirsann kooxda Shabaab,kadib markii ay isku dayeen in ay weerar ku soo qaadaan degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeelada Hoose. Saraakiisha hogaaminaysa howlgalkaasi ayaa SONNA u xaqiijiyay in ay ka dileen kooxda Shabaab ilaa 4 qof halka 5 kalena laga dhaawacay,kuwaasi oo […]
Source: News