VIDEO-Wiilkii uu dhalay Eng Yariisaw oo jeediyey khudbad qiiro leh runtana u sheegay Farmaajo iyo Khayre.

Maxamed Cabdiraxmaan Cumar Yariisaw oo ah wiilka uu dhalay guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir oo dhowaan u geeriyoodey dhaawac halis ahaa oo ka soo gaarey qarixii ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Xamar ayaa waxa uu jeediyey khudbad xasaasi ah.

DAAWO

Source: News