Guddoomiye Najax iyo taliyaha Ciidanka Lugta oo la kulmay maamulka Awdheegle+sawirro

Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose oo la kulmay maamulka degmada Awdheegle ee gobolkaasi ayaa kala hadlay la shaqeynta Ciidanka xoogga Ibraahim Aadan Cali Najax oo La Hadley Warbaahinta Qaranka ayaa Sheegay iney safar dhulka ah ku gaareen degmada Awdheegle oo dhowaan laga xoreeyay Malleeshiyada Argagixisada Ee Alshabaab. Mudane Najax ayaa Sheegay in safarkiisa lugta ee ay […]
Source: News