VIDEO-Buuraleeydii Ceerigaabo oo gubanaysa & godkii uu galay Corneal Caarre oo dabku gaarey.

Dab-xoogan ayaa ka kacay isla markaana ku sii fidaya buuraleeyda Tabca ee duleedka magaalada Ceerigaabo halkaasi oo ah goobtii ay dhowaan qabsadeen ciidamada jabhadda uu hogaamiyo corneal Cawil Siciid Jaamac (Caarre).

DAAWO

Source: News