Xildhibaan Mahad Salaad “Dhiigga Eng. Yariisow iyo saaxiibadiis ammaano ayuu ku yahay qof kasta oo mas’uul dowladeed ah”

Xildhiban Mahad Salaad oo ka mid ah golha Shacabka ee Soomaaliya ayaa ka hadlay qoraal ka soo baxay wasaaradda amniga Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya isaga oo su’aal geliyay sida ay dadku ugu qanci karaan qoraalkaas. Qormadiisa ayuu ku bilaabay sidaan Wasaarada Amniga shalay waxay soo saartay warbixin aan wax nuxur ah lahayn, dhammaystirnayn, kana jawaabayn su’aalo […]
Source: News