DHEGAYSO-Madaxda DFS iyo kuwa katirsan Dowlad goboleedyada oo isku arkay Muqdisho.

Madaxda ugu saraysa dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa masjidka Isbahaysiga ee magaalada Muqdisho kula tukadey boqolaal kamid ah shacabka gobolka Banaadir, waxaana goobta ka hadlay shacabka iyo madax kala duwan.

DHEGAYSO



Source: News