Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo bulshada la qeybsaday farxadda Ciidul Adxa

oraal ka soo baxay Xafiiska Madaxtooyada Dowlada Goboleedka Koonfur Galbed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed(Laftagareen) madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa loogu hambalyeyeye shacabka deegaanada Koonfur Galbeed,isagoo sidoo akle shacabka kalen ee Soomaaliyeedna u rajeeyay bash bash iyo barwaaqo in ay ku gaaraan sanadkan sanadkiisa. Cabdicasiis Xasan Maxamed(Laftagareen) madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo farxadda ciida la wadaagay […]
Source: News