VIDEO-Wadaad caan ah oo shaaciyey in Muuse Biixi leeyahay dhaqankii Siyaad Barre.

Sheekh Aadan Siiro oo kamid ah culimada ugu caansan deegaamada maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in Muuse Biixi uu leeyahay dhaqankii Maxamed Siyaad Barre isagoona ka dayriyey in shacabka ku midaysan Somaliland ay midoobaan.

DAAWO

Source: News