Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo Shacabka Galdogob la qeybsaday Damaashaadka Ciidda+sawirro

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo ku sugan magaalada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa farxadda Ciida la qeybsaday bulshada ku dhaqan degmadaasi. Wasiir Warfaa , ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo ummadda Muslimiinta ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidda Carafo,wuxuuna bulshada degmada Galdogob iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed […]
Source: News