DAAWO-Puntland oo ka hadashay dad la sheegay in lagu addoonsado xeebeheeda, Kenyan lagu diley Boosaaso iyo duufaanta Caluula.

Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda dowladda Puntland Faarax Maxamuud Cawaash oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyey ajaaniin u dhalatay Thailand oo laga ambabixiyey Puntland, nin ajnabi ah oo Boosaaso lagu diley iyo duufaano ku dhuftay degmada Caluula.

DAAWO

Source: News