Home 2019 October
(London) 31 Okt 2019. Taageerayaasha kooxda Arsenal ayaa wxay xalay u aheyd habeen niyadjab ah, kaddib markii ay isaga soo hareen koobka Carabao Cup, kulan aad u xiiso badnaa ay naadiga Liverpool ku wada ciyaareen garoonka Anfield. Liverpool ayaa u gudubtay wareega siddeed dhamaadka koobka Carabao Cup, kaddib markii ay Arsenal kaga adkaatay, rigoorayaal  5-4 ah, […]Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Madaxda Bangiga Hormarinta Afrika kala hadlay, sidii ay gacan uga geysan lahaayeen Deyn Cafinta Soomaaliya. Wasiirka Maaliyadda Dowlaadda Federaalka ee Soomaalia Dr C/raxmaan Ducaale Beyle oo kusugan Magaalada Abidjan ee Dalka Ivory Coast ayaa kulan u kula yeeshay gudoomiye ku xigeenka Bangiga Hormarinta Afrika waxay kaga Sii akhriso
(Manchester) 31 Okt 2019. Weeraryahanka reer Argantina iyo kooxda Manchester City ee Sergio Agüero ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in go’aankii uu ugu biiray sky blue uu yahay mid ka mid ah go’aamada ugu muhiimsan ee noloshiisa. 31 jirrakan reer Argantina ayaa yimid kooxda Manchester City xilli ciyaareedkii 2011, wuxuuna kaga soo dhaqaaqay naadiga Atletico […]Sii akhriso
(Argantina) 31 Okt 2019. Liiska xulka qaranka Argentina ayaa lagu dhawaaqay goor dhow,  kuwaasoo ka qeyb galaya kulammada soo socda ee ay ciyaarayaan bisha November. Argentina waxay shaacisay liiska ugu dambeeyay ee xiddigaheeda ay ku wajaheyso bisha November xulka qaranka Brazil, iyadoo Lionel Messi uu dib ugu soo laabtay xulka uu kabtanka u yahay, kaddib markii […]Sii akhriso
(Manchester) 31 Okt 2019. Manchester United ayaa ku dhawaaqday saddexda xiddig ee ku tartamaysa abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa bisha October ee kooxda, kuwaasoo kala ah Rashford, James & McTominay. Marcus Rashford ayaa hoggaaminaya xiddigahan kaasoo afar kulan u dhaliyay lix kulan uu u ciyaaray bishan, waxaana goolashaas ka mid ahaa 2 gool uu ka dhaliyay Sii akhriso
Organization: International Organization for Migration Country: Ethiopia Closing date: 31 Oct 2019 Position Title : Information Management Officer (EUTF) Duty Station : Addis Ababa, Ethiopia Classification : Professional Staff, Grade P2 Type of Appointment : Special short-term graded, Six months with possibility of extension Estimated Start Date : As soon as possible Sii akhriso