(Barcelona) 01 Nof 2019. Tababare Ernesto Valverde oo shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee uu kala qeyb-geli doono kulanka barri ee horyaalka La Liga dalka Spain ay ku booqan doonaan naadiga Levante garoonka Ciutat de Valencia. Liiskan uu ku dhawaaqay Tababare Ernesto Valverde waxaa ka maqan daafaca reer France ee Samuel Umtiti sababa la xiriira dhaawac soo […]Sii akhriso
(Madrid) 01 Nof 2019. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka horyaalka La Liga ay naadiga Real Betis kula ciyaari doonaan habeen dambe garoonka Santiago Bernabeu. Zidane ayaa ayaa ka reebay liiska xiddigaha kooxdiisa Real Madrid ee ka qeyb galaya ciyaarta Real Betis, ee ka tirsan kulamada […]Sii akhriso
Organization: US Agency for International Development Country: Ethiopia Closing date: 19 Nov 2019 The OTI Country Representative – Ethiopia is a full-time Personal Services Contract (PSC) position at the GS-14 equivalent level and located in Ethiopia. Offers for this position are due no later than November 19, 2019 at 1:00pm Eastern Time. For full information […]Sii akhriso
(Manchester) 01 Nof 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ku dhawaaqday ciyaaryahankii ku guuleystay abaal-marinta laacibka bishii October ugu fiicnaa kooxda, waxaana ku tartamayay abaal-marintan xiddigaha kala ah, Scott McTominay, Marcus Rashford iyo Daniel James. Scott McTominay ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddiga bishii October ugu fiicnaa kooxda Sii akhriso
Organization: JaRco Consulting Country: Ethiopia Closing date: 18 Nov 2019 Advertisement for the position of Program Development Intern JaRco Consulting is an African development consulting firm based in Addis Ababa, Ethiopia. JaRco was founded in 2007 and specializes in the monitoring, evaluation and data collection of development and humanitarian programming and Sii akhriso
(Muqdisho) 01 Nof 2019. Kooxda Muqdisho City Club ayaa guul 2-1 ah ka gaartay naadiga Elman, kulan ka tirsanaaa koobka xiisaha badan ee General Daa’uud oo ay galabta ku wada ciyaareen garoonka Eng Yariisow  Stadium ee  dhaca Degmada Cabdicasiis. Qeybta hore ee ciyaarta aayaa lagu kala maray barbaro 1-1 ah ay isku dhaafi waayeen labada kooxood. […]Sii akhriso
Organization: Oxfam GB Country: Ethiopia Closing date: 14 Nov 2019 Core Details Location: Addis Ababa with (%) travel for Oxfam’s operational areas Our package: As per Oxfam scale Internal Grade: C1 Contract type: Fixed term, 2 years contract Hours of Work: 37.5 per week. This is a full-time role; however, Oxfam offers various flexible arrangements […]Sii akhriso
(England) 01 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey Tababarayaasha u sharraxan abaal-marinta macallinka bisha October ugu fiicnaa horyaalka Premier League, waxaana ku tartamaya shan tababare oo shaqo fiican ka qabtay horyaalka bishii la soo dhaafay. Jurgen Klopp, Frank Lampard, Graham Potter, Brendan Rodgers iyo Dean Smith ayaa ku jira liiska musharixiinta abaal-marinta macallinka Sii akhriso
(England) 01 Nof 2019.  Waxaa la shaaciyey ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bishii October ugu fiicnaa horyaalka Premier League, waxaana ku tartamaya lix ciyaaryahan oo wacdaro ka dhigay horyaalka bishii la soo dhaafay. Ilkay Gundogan, Willian, Jamie Vardy, ayaa ka mid ah musharixiinta abaalmarinta Premier League ee billaha ah ee bisha October. Kabtanka Aston Sii akhriso