Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta socdaal u kuur-gal ah ku tagay magaalada Baladweyne ayaa la wadaagay bulshada iyo maamulka heer Degmo iyo Heer Dowlad Goboleed ee Hirshabeelle sida ay uga go’an tahay hay’adaha heer Federaal samata-bixinta dadkeenna dhibaataysan iyo xal u helista musiibadan Sii akhriso
Muqdisho. (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,halkaasi oo uu ku fatahay Wabiga Shabeelle. Ujeedka socdaalka uu madaxweyne Farmaajo ku tegay magaalada Baladweyne ayaa waxay tahay sidii uu ugu kuurgeli lahaa xaaladda bini aadamnimo ee ka dhalatay fatahaadda Sii akhriso
(England) 02 Nof 2019. Waxaa fiidnimadan la ciyaaray ciyaaro ka tirsan kulamada 11-aad horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkan, iyadoo dhamaan kooxaha ciyaaray ay qeyb ka ahaayeen, Liverpool, Man City iyo Arsenal. Kooxda Man City ayaa guul soo laabasho ah ka gaartay naadiga Southampton, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, iyadoo labada gool ay City ka […]Sii akhriso