(Barcelona) 04 Nof 2019. Daafaca midig Barcelona ee Nélson Semedo ayaa shaaca ka qaaday furaha ay kooxdiisa ugu guuleysan karto xilli ciyaareedkan tartanka Champions League. Nélson Semedo ayaa wuxuu aaminsan yahay in furaha ay dhamaadka xilli ciyaareedkan ku qaadi karaan tartanka Champions League ay tahay inay horumar sameeyaan, isla markaana ay saxaan qaladaadkii ay Sii akhriso
(Madrid) 04 Nof 2019. Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa weydiistay saraakiisha kooxda inay sameysayaan saxiixa daafac aad u wanaagsan suuqa furmi doono bisha Janaayo, sida ay ku warameyso saxaafada. Sida laga soo xigtay wargeyska “Daily Express” ee dalka England Zinedine Zidane ayaa doonaya inuu la soo wareego daafaca kooxda Arsenal ee William Saliba, kaasoo Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xoghayaha Koowaad ee Ergayga Soomaaliya New york u Magacowday Maxamed Cabdiraxmaan Cumar Cusman Eng Yariisow oo ah Wiil uu dhalay Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir. Halkaan hoose ka Akhriso Magacaabista.      Sii akhriso
(Bayern) 04 Nof 2019. Xiddigii hore kooxaha Bayern Munich iyo Manchester United ee Bastian Schweinsteiger ayaa si maldahan u sheegay suurtogalnimada uu Jose Mourinho ku noqon karo bedelka Niko Kovač ee naadiga Bayern. Kooxda Bayern Munich ayaa shaqada ka ceyrisay macalinka reer Croatia ee Niko Kovač, kaddib guuldaradii 5-1 aheyd ee ka soo gaartay naadiga Eintracht […]Sii akhriso