Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maagalada baledweyne kulan kula qaatay bahda waxbarashada oo ay ugu Horeeyaan gudiga waxbarashada Gobalka Hiiraan. Kulanka ayaa intii uu socday looga hadlay sidii dib u dhis loogu sameyn lahaa iskuuladii ku bur buray Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Shirkaan oo socon doono Muddo seddex maalin ah ayaa waxaa diiradda lagu saari doonaa dhameystirka Wada-tashiga Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed, Xoojinta Wada-shaqeynta Wasaaraddaha Howlaha guud ee heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir, waxaana ka qeyb galay Wasiirka Howlaha guud ee XFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow iyo Masuuliyiin kale. Qaab Sii akhriso
(Madrid) 05 Nof 2019. Macalinka reer France iyo kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa ka soo muuqday shir jaraa’id kahor kulanka ay habeen dambe kula ciyaari doonaan Galatasaray tartanka Champions League. Zidane ayaa ka hadlay dhowr arrimood ee quseeya kooxdiisa Real Madrid, waxaana ugu muhiimsanaa waxyaabihii uu ka hadlay dhibaatada Gareth Bale iyo suurtogalnimada uu Sii akhriso
(Germany) 05 Nof 2019. Halyeeyga reer Germany ee Lothar Matthäus ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta kooxda Bayern Munich inay ka fogaadaan saxiixa macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho, isla markaana ay la saxiixdaan Massimiliano Allegri si uu ugu noqdo bedelka Niko Kovač. Kooxda Bayern Munich ayaa shaqada ka ceyrisay macalinka reer Croatia ee Niko Kovač Axadii lasoo […]Sii akhriso