(Eroupe) 07 Nof 2019. Waxaa caawa la ciyaaray kulamda afaraad ee heerka group-yada tartanka xiisaha badan ee Champions League, iyadoo kooxihii caawa ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen, Real Madrid, Manchester City PSG. Real Madrid ayaa guul raaxo leh kaga gaartay garoonkeeda Santiago Bernabeu kooxda reer Turky ee Galatasaray kaddib markii ay kaga adkaatay 6-0, iyadoo goolasha Sii akhriso