(Yurub) 09 Nof 2019. Zlatan Ibrahimovic ayaa garoonka lasoo galaay halyeeyo waweyn oo kubadda cagta ah waxaana loo arkaa inuu yahay mid ka mdi ah weeraryahandii ugu fiicnaa tariikhda ee kubadda cagta Yurub Waxa uu mar walba ka shifaa siro badan isaga oo sidoo kale hadalo la yaab leh ka jeediya saxafadda horteeda waxana uu markan […]Sii akhriso
Organization: Financial Services Volunteer Corps Country: Ethiopia Closing date: 29 Nov 2019 Position: Program Officer Location: Addis Ababa, Ethiopia Travel: Minimal Language: English (fluent) required; Amharic (fluent) Status: Full time Salary: Competitive and Commensurate with Experience FSVC has received a grant from the U.S. Agency for International Development Sii akhriso
(Madrid) 08 Nof 2019. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka horyaalka La Liga ay habeen dambe la ciyaari doonaan naadiga Eibar. Zidane iyo wiilashiisa Real Madrid ayaa waxay habeen dambe ku booqan doonaan kooxda Eibar garoonkooda Ipurua Municipal, si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan […]Sii akhriso
(Manchester) 08 Nof 2019. Pep Guardiola ayaa ku dhawaaqay maqnaanshaha xiddig ka tirsan kooxdiisa Manchester City kulanka soo socota ee horyaalka Premier League ay booqan doonaan naadiga Liverpool. Macalinka reer Spain ayaa shaaca ka qaaday in goolhaayaha koowaad kooxda Man City ee Ederson uusan qeyb ka noqon doonin liiska xiddigaha Man City ee booqan doono Axada […]Sii akhriso
(Madrid) 08 Nof 2019. Zidane ayaa xaqiijiyay in mid ka mid ah xiddigihiisa ugu muhiim uu dhaawac kaga maqnaan doono kulanka horyaalka La Liga ay habeen dambe booqan doonaan kooxda Eibar. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay in Marcelo uu seegi doono ciyaarta habeen dambe ee Eibar, sababa la xiriira dhaawac soo […]Sii akhriso
(Spain) 08 Nof 2019. Tababare Robert Moreno ayaa magacaabay liiska xiddigaha xulkiisa qaranka Spain ee ka qeyb galaya kulamada isreebreebka koobka Euro 2020 ay la ciyaari doonaan xulalka Malta iyo Romania. Xulka qaranka Spain ayaa wuxuu 15-ka bishan November wajihi doonaa xulalka Malta, kahor inta aysan la ciyaarin Romania, kulamada isreebreebka koobka Euro 2020. Haddaba Sii akhriso