(Leicester) 09 Nof 2019. Arsenal ayaa guuldaro xanuun badan kala soo kulantay kooxda Leicester City oo ay ku booqatay King Power Stadium, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 2-0, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 12-aa ee horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 0-0 ay isku dhaafi waayeen labada kooxood Leicester City iyo […]Sii akhriso
(London) 09 Nof 2019. Weeraryahanka kooxda Chelsea ee Tammy Abraham ayaa shaaca ka qaaday waxa uu tababarihiisa Frank Lampard u sheegay ciyaartoyda inta lagu gudi jiray qeybta nasashada ee kulankii Crystal Palace. Chelsea ayaa saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Crystal Palace garoonkeeda Stamford Bridge, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0, ciyaar ka tirsan kulamada Sii akhriso
Bardaale.(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta booqday degmada Berdaale ee gobalka Baay ayaa u kuur galay xaaladda dadka fatahaaduhu saameeyeen iyo sida loo wado howlaha loogu gurmanayo. Mudane Xasan Cali Khayre oo tegay goobaha ay ku suganyihiin qoysaska ka barakacay fatahaadaha ayaa dadkii uu la kulmay u muujiyay Sii akhriso
Kulankii golaha wasiirada Itoobiya ee 75aad ee caadiga ah oo maanta la qabtey ayaa ansixiyey dhawr mashruuc oo kala duwan. Waxaa ka mid ah go’aamada u manata ansixiyey heshiis lala galey wadanka Jabuuti oo ah in la sameeyo qasabadaha qaadaya gaaska dabiica ha dhismahooda, sidoo kale waxa uu ansixiyey xeerka ak horta hadalada abuuraya is […]Sii akhriso