(Turin) 11 Nof 2019. Juventus ayaa markale la wareegtay hogaaminta horyaalka Serie A kaddib markii ay Allianz Stadium kaga adkaatay AC Milan 1-0, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 12-aad ee horyaalka Talyaaniga. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray barbaro 0-0 ah ay isku dhaafi waayeen labada kooxood Juventus iyo AC Milan. Qeybta labaad ee ciyaarta […]Sii akhriso
(Liverpool) 10 Nof 2019. Liverpool ayaa sii dheereysatay hogaanka horyaalka Premier League, kaddib markii ay kooxda Machester Ciy kaga adkaatay 3-1, kulan aad u xiiso badan oo ay ku wada ciyaareen garoonka Anfield, xilli ciyaartan ay qeyb ka aheyd kulamada 12-aad ee horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa waxaa lagu kala maray 2-0 ay […]Sii akhriso
(England) 10 Nof 2019. Macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa ka warbixiyay kooxda xilli ciyaareedkan ku guuleysan karta horyaalka Premier League. Jose Mourinho ayaa aaminsan in Liverpool loo caleemo saari doono hanashada horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan, hadii ay garaacaan Manchester City, kulanka haatna ka socda garoonka Anfeld. Mourinho oo ku gudi Sii akhriso
(London) 10 Nof 2019. Xiddiga khadka dhexe kooxda Chelsea ee N’Golo Kanté ayaa si cad kaga hadlay mustaqbalkiisa garoonka Stamford Bridge. N’Golo Kanté ayaa xaqiijiyay inuu ku sii negayo galbeedka magaalada London ilaa uu ka fariisanayo ciyaarista kubadda cagta. N’Golo Kanté ayaa wareysi uu bixiyay wuxuu kaga hadlay mustaqbalkiisa garoonka Stamford Bridge wuxuuna yiri: Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta u safray dalka Fanasiiska oo uu uga qayb gelayo shirka sannadlaha ah ee madasha nabadda Paris oo socanaya Nofeembar 11-13, 2019. Madasha nabadda Paris oo ah kulan sannadeed caalami ah, ayaa looga hadlayaa xal u helidda dhibaatooyinka ka jira daafaha caalamka. Shirka Sii akhriso