(England) 12 Nof 2019. Shabakada caanka ah ee “ESPN” ayaa ku shaacisay boggeeda rasmiga ah baraha bulshada ee Twitter-ka tirakoob aad u xiiso badan ee ku saabsan kooxaha sameeyay fursadaha ugu badan horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan. Liverpool ayaa hogaanka u heysa miiska kala sareynta Premier League xilli ciyaareedkan 34 dhibcood, waxayna 9 dhibcood ka sareeyaan Sii akhriso
Paris (SONNA)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa Magaalada Paris ee dalka Faransiiska waxa ugu qeyb-galay shirweyne labadii sano mar ka dhaca xarunta Ururka UNESCO. Wasiirka waxbarashada mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in shirkani ahmiyad gaar ah u leeyahay bahda Sii akhriso
Paris (SONNA), Talaado, Nofeembar 12, 2019—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay kulanka sanadlaha ah ee madasha nabadda Paris oo galay maalintiisii labaad. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa dood looga hadlayay gaaridda hadafyada horumarka waara ee 2030, ka caddeeyay inay muhiim tahay in la qiimeeyo dhammaan xaaladaha Sii akhriso
(Barcelona) 12 Nof 2019. Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa maanta oo Talaado ah shaaca kaga qaaday website-keeda heerka uu gaarsiisan yahay dhaawaca soo gaaray Ivan Rakitić. Ivan Rakitić.ayaa maanta ka dhaqaaqay xerada tababarka ee xulka qaranka Croatia, wuxuuna dib ugu soo laabtay magaalada Barcelona si uu u helo daaweyn, wuxuuna seegi doonaa kulanka Slovakia ee […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Dowladda Soomaaliya iyo mashruuca horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP) ayaa maanta billaabay mashruuca la qabsiga cimilada oo gacan ka geysanaya in bulshada miyiga ku nool ay helaan biya ku filan. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ahna ku simaha Ra’iisul  Wasaaraha, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Jocelyn Mason Sii akhriso
Wakaalada dabagalka daawooyinka,cuntada iyo adeega caafimadka DDS ayaa 6da maamul magaalo ee deegaanka ka bilawday hawlo lagu xaqiijinayo tayada dawooyinka, cuntada ,iyo adeegyada kale ee aas-aasiga u ah nolosha dadka. Koox isku dhaf ah oo ka kooban khabiirada iyo agaasinada waaxyaha kala duwan ee wakaalada daawooyinka, cuntada iyo adeega caafimaadka ayaa hawlo shaqo ka Sii akhriso