Nairobi(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo magaalada Nayroobi kula kulmay ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa ku bogaadiyay dareenka waddaniyeed ee ay u qabaan dalkooda iyo doorka wanaagsan ee ay ka qaataan xal u helista duruufaha ku xeeran. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga Sii akhriso
(Yurub) 13 Nof 2019. Xiddiga xulka qaranka Portugal ayaa ku wajihi doono habeen dambe dhigiisa Lithuania, kulan ka tirsan isreeb-reebka koobka Euro 2020, iyadoo saddex maalin kaddib ay kula ciyaari doonaan Luxembourg wareega ugu dambeeya. Haddaba xiddiga xulka qaranka Portugal iyo kooxda Frankfurt ee Gonçalo Paciência ayaa wuxuu sheegay in xiddiga ay isku wadanka ka soo Sii akhriso
Xeer ilaaliyaha guud ee dalka ayaa warsaxaafadeedkii uu maanta soo saaray ku cadeeyey in dilkii 15kii sane hogaaminta sare ee dawlada loogu gaystay bahardaar iyo Addis ababa ay ahayd iskuday afganbi oo uu Birgeedher Generaal asaaminew Tsige soo abaabulay. Xeer ilaaliyaha guud ee dalka mudane birhaanu tsegaaye ayaa war saxaafadeedka uu warbaahinta lawadaagay kucadeeyey inay Sii akhriso
(Liverpool) 13 Nof 2019. Weeraryahanka Manchester City ee Raheem Sterling ayaa dagaal garoonka Anfield kula galay Joe Gomez oo ah difaaca Liverpool, waxaana dagaalkooda ka hadlay halyeeyo kubadda cagta ah. Laacibka Sky Blue ee Raheem Sterling ayaa sheekadda ka bad-badis ka dhigay markii uu eegeyey tan iyo xerada tababarka xulka England. Kaddib Raheem Sterling ayaa […]Sii akhriso
Organization: Save the Children Country: Ethiopia Closing date: 28 Nov 2019 TERMS OF REFERENCE POSITION Project Manager AREA/DEPARTMENT International Programmes & Advocacy PLACE OF WORK Addis Abeba/Dire Dawa (Ethiopia) PEOPLE MANAGEMENT Yes BUDGET MANAGEMENT Yes TYPE OF CONTRACT Fixed term SALARY Based on experience CSP LEVEL 3 INTRODUCTION TO SAVE THE CHILDREN Save Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Brussels kula kulmay guddoomiyaha guddiga midawga Yurub ee Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah, Neven Mimica. Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Neven Mimica ayaa looga hadlay xaalada dalka, gaar ahaan arrimaha dib-u-qaabeynta ee dowladdu wado. Neven Sii akhriso