(Yurub) 14 Nof 2019. Jose mourinho ayaa dhawaantan hadal heyn ka dhaliyay baraha bulshada kadib markii  la sawiray isaga oo aan wadanin faraantigii guurka waxaana taasi lagu saleeyay arin xasaasi ah . Jose oo hadda aan koox maamuleynin ayaa la weydiyay sababta uu uga soo tagay faraaantigii guurka waxana uu ku jaawabay hadal lala yaabay . […]Sii akhriso
(Yurub) 14 Nof 2019. Kabtankii hore ee kooxda Manchester City Vincent Kompany ayaa shaaca ka qaaday xiddiga uu u arko inuu u qalmo ku guuleysiga abaal-marinta Ballon d’Or. Vincent Kompany ayaa taageero weyn u muujiyay saaxiibkiis hore kooxda Manchester City ee Bernardo Silva si uu ugu guuleysto abaalmarinta Ballon d’Or ee ah ciyaaryahanka ugu fiican adduunka. […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa Afhayeenka wasaaradda u magacaabay mudane Ismaaciil Muqtaar Cumar {Oronjo} oo horay u soo noqday guddoomiyaha degmada Xamar jajab ee gobolka Banaadir, islamarkaana hadda ka mid ahaa howl-wadeennada Wasaaradda. Halkaan hoose ka Sii akhriso
Organization: Handicap International – Humanity & Inclusion Country: Ethiopia Closing date: 30 Nov 2019 “Outraged by the injustice faced by people with disabilities and vulnerable populations, we aspire to a world of solidarity and inclusion, enriched by our differences, where everyone can live in dignity” Handicap International is changing his name and becomes Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Kulankaan ay guddiga Joogtada ee Golaha aqalka sare baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la qaateen Guddiga Dhab u heshiisiinta iyo wada hadalada Dawladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland ayaa waxaa looga hadlay howsha balaaran ee hor taalla guddigaan. Kulankaan markii uu soo gabo-gaboobay ayaa waxaa warbaahinta Qaranka la hadlay Guddoomiyaha Guddiga dhab Sii akhriso
Organization: Concern Worldwide Country: Ethiopia Closing date: 25 Nov 2019 Reports to: Program Director – Emergency Direct reports: Gender Equality Officer Contacts/Key Relationships: Concern Ethiopia Senior Management Team; Area Coordinators; Programme Coordinators, Programme Quality Unit; HR Manager Relationships Externally: NGOs working in gender; gender related Sii akhriso