Organization: World Vision Country: Ethiopia Closing date: 05 Dec 2019 World Vision International World Vision is a Christian humanitarian, development and advocacy organisation devoted to improving the lives of children, families and their communities around the world. Our over 37,000 staff members working in nearly 100 countries are united through our ethos, mission and Sii akhriso
(Borussia) 15 Nof 2019. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada gudaha dalka Germany kooxda Borussia Dortmund ayaa go’aamisay qiimaha ay dooneyso inay ku iibiso xiddigeeda da’ada yar ee Jadon Sancho, maadaama ay xiiseenayaan qaar ka mid ah kooxaha waaweyn ee Yurub. Kooxaha Real Madrid, Liverpool iyo Manchester United ayaa ah kuwa sida aadka ah u xiiseynaya […]Sii akhriso
(Saudi Arabia) 15 Nof 2019. Inkastoo kulanka caawa dhex mari doono xulalka Brazil iyo Argantina uu yahay mid saaxiibtinimo ah, hadana taasi kama horjoogsanin tababare Tete inuu ka walwalo, isla markaana uu ka fikiro sidii uu ku heli lahaa qaab uu ku joojiyo halista gooldhalineed ee Lionel Messi. Haddaba tababare Tete ayey arrintan ka dhigtay inuu […]Sii akhriso
(Yurub) 15 Nof 2019. Halyeeyga reer Brazil  ee Pele ayaa tartan adag la galay kabtanka xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronald, kaasoo ah inuu dhaafo rikoodhkiisa gooldhalineed ee gaarsiian 1,283 gool. Xulka qaranka Porugal ayaa tallaabo u qaaday oo ku sii dhowaanaya inuu u soo baxo Euro 2020 , kaddib markii uu Cristiano Ronaldo xalay dunida […]Sii akhriso