(Liverpool) 16 Nof 2019. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa iyadoo aan haysan afar ka mid ah xiddigaheeda waxa ay wajahaysaa naadiga Crystal Palace kulan ka tirsan horyaalka Ingiriiska. Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay ka maqnaan doonaan Mohamed Salah, Jordan Henderson, Joe Gomez iyo Andrew Robertson kulanka ay la ciyaarayaan Naadiga Crystal Palace dhammaadka Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA)…Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib uheshiisiyiinta Dowladda Fedaraalka Soomaaliya  Cabdi Maxamed |Sabriye oo booqasho shaqo ku tagay Baydhabo ayaa Maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Muqdisho, Wasiirka oo Garonka diyaaradaha ay ku soo dhoweeyeen madax ka tirsan dowladda FS,waxaa mudadii uu ku sugnaa Beydhabo uu la kulmay Guddomiyaha Baarlamanka KGS Mudane Sii akhriso
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib howla shaqo oo uu u joogay dalka South Africa halkaas oo uu uga qeyb galay shirka duqa magaalooyinka Caalamka ee Global Parliament of Mayors (GPM). Duqa Muqdisho mudane Cumar Filish waxaa Airport Aadan Cade […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA) – Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa magaalada Muqdisho ka furay tababar la xiriira sameynta tirakoobka sharciyada dalka. Tababbarkan oo socon doono muddo labo cisho ah, isla markaana lagu baran doono habraaca sharci qorista oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caddaaladda ayaa waxaa ka qeyb galay Sii akhriso
(Liverpool) 16 Nof 2019. Xiddigaha Kooxda kubadda cagta Liverpool ee Joe Gomez iyo Jordan Henderson ayaa la xaqiijiyey inay seegi doonaan kulanka ugu dambeeya ee isreeb-reebka Euro 2020 oo uu xulkooda England la dheeli doono Kosovo. Kulanka ugu dambeeye ee xulka England uu ciyaari doono isreeb-reebka Euro 2020 isla markaana ay Axadda la dheeli doonaan […]Sii akhriso
(Madrid) 16 Nof 2019. James Rodriguez ayaa la soo sheegayaa inuu iska diidi doono xiisaha uga imaanaya horyaalka Premier League, iyadoo haatan la shaaciyey saddexda kooxood ee midkood uu ku biiri karo haddii uu ka tago Real Madrid. Warsidaha Don Balon ayaa warinaya in James Rodriguez uu iska diidi doono inuu aado horyaalka Premier League […]Sii akhriso