(Barcelona) 17 Nof 2019. Agaasimaha ciyaaraha kooxda Barcelona ee Eric Abidal ayaa isku dayay inuu falanqeeyo guuldaradii niyadjabka aheyd ay kala soo laabteen Liverpool lugta labaad wareega afar dhamaadka tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkii hore. Barcelona ayaa 3-0 kaga soo adkaatay kooxda Liverpool kulnka lugta hore wareega afar dhamaadka tartanka Champions Sii akhriso
Mareykanka iyo Kuuriyada Koofureed ayaa dib u dhigay dhoolatus ciidan oo ay dhaleeceeyeen Kuuriyada Waqooyi,kuwaas oo ku tilmaamay tallaabo la doonayo in lagu xoojiyo dadaalka nabadeed ee socda. Dhawaaqaan ayaa yimid manta oo Axad ah , ka dib markii xukuumadda Pyongyang ay dhowaan ku hanjabtay inay aargoosaneyso haddii dhoolatuska ciidan ee la qorsheeyay dabayaaqada bishan Sii akhriso
New-York-(SONNA)- 17-Nov. Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwait ayaa mar kale  ku baaqday in la ixtiraamo madaxbanaanida iyo xornimada siyaasadeed ee  Soomaaliya, kadib  kulan ay qayb ka ahayd oo golaha Ammaanku ka yeeshay xaaladda Soomaaliya kaasi oo ka dhacay New-York. La taliye Nawaf Al-Ahmed oo ka mid ah ergada joogtada ah ee dowladda Kuwait u […]Sii akhriso
(Barcelona) 17 Nof 2019. Lionel Messi ayaa wadahal heshiis kordhin ah kula jira Barcelona sida uu xaqiijiyey agaasimaha ciyaaraha Kooxda reer Spain ee Eric Abidal. Xiddiga xulka qaranka Argentina ayaa 18-sanadood ku qaatay Barcelona laakiin mustaqbalkiisa ayaa su’aal la galiyey kaddib markii ay soo shaac baxday horraantii sanadkan inuu si xor ah uga tagi karo […]Sii akhriso