(Paris) 18 Nof 2019. Neymar Jr waa xiddiga ugu qaalisan kubadda cagata dhibna kuma ahan in uu lacago badan bixiyo haddaba su’aasha weyn waxa ay tahay waa maxay yihiin saddexda Nin ee saaxiibka la’ah, shaqooyinka cajiibka ah oo ay u qabtaan iyo sababta uu lacagaha faraha badan u siiyo?. Jariiradda The Sun ee dalka Ingiriiska […]Sii akhriso
Organization: Pact Country: Ethiopia Closing date: 25 Nov 2019 Terms of Reference for A Consultant to Lead IBN Process Between the Turkana And Dassenach Communities SEEK Project Project Background Violent conflicts in the border areas between Kenya and Ethiopia are shaped by the realities that define subsistence rural livelihoods. For example, climate change has led […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA) – Masuuliyiinta Wasaradda caafimaadka Soomaaliya , dhaqaatiir , aqoonyahano iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabaddan oo daahfur u aheyd xuska todobaadka wacyigelinta ka hortagga si qaldan u isticmaalka antibaayootikada oo dhibaato weyn ku heysa dunida oo dhan. Dhaqaatiir, aqoonyahanno iyo qubaro kale ayaa madasha uga qeyb galay dood ku Sii akhriso
Seattle (SONNA), Nofeembar 18, 2019: Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macalin oo Olole loogu gurmanayo dadka ay saameysay fatahaaddu ka wadda Gobollada Mareykanka ayaa magaalada Magaalada Seattle ee waddanka Maraykanka kaga qeyb gashay kulan loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee dhibaatadu kasoo gaartay fatahaadda Gobollada Hiiraan, Baay iyo Gedo. Marwada dalka Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare oo uu wehliyo Madaxweyne Ku-Xiggeenka Maamulkaasi Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay Munaasabad Casho Sharaf qiimo badan ugu sameeyay Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan Wafuud kala duwan oo ka kala socday Maamulka Puntland, Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya iyo Wafdi ka Socday Bulshada iyo Sii akhriso