Taliye Ku-xegeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Cismaan Maxamed C/llaahi (Kaniif) oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa Saldhiga Booliska Gobolka Mudug ee Dawlad goboleedka Galmudug kula kulmay ciidanka booliska Soomaaliya ee ku sugan gobolka Mudug si uu u ogaado xaaladaha ay ku shaqeeyaan ciidamada Booliska Soomaaliya ee ku sugan gobolka Mudug. Taliye Kaniif ayaa Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo caawa dib ugu soo laabtay dalka kadib safarradii shaqo ee wadamada Faransiiska, Belgium iyo Qatar, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle kusoo dhaweeyay wasiirro, xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa safarkiisa oo guul Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) Howlgal ballaran oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Kuunya Barrow oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu khaarijiyay horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab, Sida ay Wakaaladda Wararka  SONNA  u xaqiijiyeen saraakiisha hoggaaminaysay howlgalkaasi. Bartilmaameedka howlgalkaasi oo ay sida wadajirka ah  u Sii akhriso
Organization: Results for Development Institute Country: Ethiopia Closing date: 19 Dec 2019 About the organization: Founded in 2008, Result for Development (R4D) has grown rapidly during its first decade, with a diverse set of programs in global health, education, and nutrition and funders that include bilateral donors, multi-lateral development institutions, and private Sii akhriso

(Turin) 19 Nof 2019. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa ku dhawaaqday inay heshiis cusub ka saxiixatay goor dhow kabtan ku xigeenkeeda. Juventus ayaa heshiis cusub oo gaarsiisan illaa sanadka 2024-ka waxa ay ka saxiixatay kabtan ku xigeenkeeda Leonardo Bonucci. Kooxda reer Talyaani ee Juve ayaa heshiis cusboonaysiintan ku xaqiijisay boggeeda rasmiga ah, waxaana ay sheegtay Sii akhriso
Organization: Results for Development Institute Country: Ethiopia Closing date: 19 Dec 2019 About the organization: Founded in 2008, Result for Development (R4D) has grown rapidly during its first decade, with a diverse set of programs in global health, education, and nutrition and funders that include bilateral donors, multi-lateral development institutions, and private Sii akhriso
(Manchester) 19 Nof 2019. Ciyaaryahankii hore ee Manchester City, Yaya Toure ayaa shaaca ka qaaday in laacib haatan ka tirsan Kooxda Manchester United uu yahay xiddigii ugu adkaa ee uu ka hortagay intii uu ku guda jiray waayihiisa ciyaareed. Yaya Toure waxa uu daaha ka horay in laacibka khadka dhexe ee Manchester United, Nemanja Matic […]Sii akhriso