(London) 20 Nof 2019. Jose Mourinho ayaa loo magacaabay badelka Pochettino ee kooxda Tottenham Hotspur, wuxuuna durba isha ku heyn doonaa ciyaaryahano cusub si uu ula soo saxiixdo suuqa kala iibsiga ee soo socda. Jose Mourinho ayaa markale ku soo laabtay liiska tababarayaasha horyaalka Premier League, kaddib markii uu noqday badelka Mauricio Pochettino oo laga ceyriyay Sii akhriso
(Manchester) 20 Nof 2019.Kooxda Manchester United uu hoggaaminayo tababare Ole Gunnar Solskjær ayaa u muuqata inay ku dhow dahay lasoo saxiixashada weeraryahanka reer Norway iyo naadiga RB Salzburg ee Erling Braut Håland inta lagu gudi jiro suuqa kala iibsiga xagaaga ee soo aadan. Erling Braut Håland ayaa ku jira qaab ciyaareed wanaagsan, isagoo dhaliyay 26 […]Sii akhriso
(London) 20 Nof 2019. Jose Mourinho ayaa markale ku soo laabtay liiska tababarayaasha horyaalka Premier League, kaddib markii maamulka kooxda Tottenham Hotspur ay ku dhawaaqeen inay u magacawday macalinkooda cusub, si uu u leyliyo kooxda xilli ciyaareedkan, isla markaana uu u noqdo badelka Mauricio Pochettino. Sida laga soo xigtay wargeyska “The Sun” Jose Mourinho ayaa 15 Sii akhriso
(London) 20 Nof 2019. Macalinkii hore kooxda Tottenham Hotspur ee Mauricio Pochettino ayaa ku tilmaamay  Jose Mourinho inuu yahay mid ka mid ah tababarayaasha ugu wanaagsan adduunka. Tottenham Hotspur ayaa si rasmi ah u shaacisay in Jose Mourinho ay u magacawday macallinka cusub ee kooxda, kaddib markii ay shalay oo Arbca ah shaqada ka ceyriyeen macalinka […]Sii akhriso
Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka arrimaha Dastuurka Mudane ; Saalax Axmed Jaamac, ayaa Guddoomiyay shir ay Wasaaradda arrimaha Dastuurka, Gudigga la-socodka dib u eegista Dastuurka iyo Guddigga Madaxa bannaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka ay la yeesheen hay’adaha Beesha Caalamka ee ku lugta leh arrimaha Dastuurka. Shirka oo ay kasoo qaybgaleen gudoomiyaha iyo Sii akhriso