Muqdisho (SONNA)-Bayaan ka soo baxay wasaarada Xanaanada xoolaha, dhirta iyo daaqa xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dadaalka ay dowladu galisay joojinta Jarida iyo dhoofinta dhuxusha. Bayaankaan oo ka koobnaa dhowr qodob ayaa u qornaa sidaan:-  War saxaafadeedkan waxa uu ku saabsanyahay arrimo ahmiyad wayn u leh shacabka soomaaliyeed iyo horumarinta Sii akhriso
Organization: Médecins du Monde Country: Ethiopia Closing date: 17 Feb 2020 For more than 35 years, Médecins du Monde (MdM), a campaigning medical organisation committed to international solidarity, has been caring for the most vulnerable populations at home and abroad. It has continued to highlight obstacles that exist in accessing health care and has secured […]Sii akhriso
(Manchester) 21 Nof 2019. Weeraryahanka kooxda Manchester United ee Marcus Rashford ayaa shaaca ka qaaday inay ka mid noqdaan afarta ugu sareysa horyaalka Premier League inaysan ku filneyn, isagoo xusay inuu doonayo inuu koobab ku guuleysto xilli ciyaareedkan. Manchester United ayaa xilli ciyaareedkan ka maqan tartanka Champions League, kaddib markii ay kaga dhameysteen Sii akhriso
(Liverpool) 21 Nof 2019. Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Sadio Mane ayaa ku tilmaamay macalinka reer Germany ee Jurgen Klopp inuu yahay kan ugu fiican adduunka. Jurgen Klopp ayaa ku hoggaamiyay kooxda Liverpool ku guuleysiga tartanka Champions League xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay, waxaana xilli ciyaareedkan loo arkaa kooxaha ugu cad cad ee ku guuleysan kara horyaalka Sii akhriso
(Madrid) 21 Nof 2019. Xiddiga kooxda Real Madrid ee Luka Modric ayaa sheegay inay doonayaan ku guuleysiga dhamaan tartamada kala duwan ay qeybta ka yihiin xilli ciyaareedkan, inkastoo ay qaab liita kaga bilaawdeen kulamada horyaalka La Liga iyo tartanka Champions League. Waxaa soo fiicnaaday qaab ciyaareedka kooxda Real Madrid ee kulamadii ugu dambeeyay ay ciyaartay, Sii akhriso