Garoowe (SONNA) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan qado sharaf ah u sameeyay Goleyaasha kala duwan ee Dowladda Puntland, kulanka waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Sii-hayaha Xilka  Guddoomiyaha Sii akhriso
Addis ababa-(SONNA)-La- Taliyaha Sare ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) Md, Mahad Cabdi iyo Khubaro ka socotay xarunta aqoonsiga Norway ayaa Maanta Magaalada Addis-ababa ugu soo xiray tababar Saraakiil ka tirsan hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya iyo hay’adda aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Soomaaliyeed (Federal Identification Registration Sii akhriso
(London) 22 Nof 2019. Kabtankii hore kooxda Chelsea ee John Terry ayaa wuxuu shaaca ka qaaday sababta ay xiddigaha Maxamed Saalax iyo Kevin De Bruyne ugu fashilmeen waayahoodii Blues. xiddigaha Maxamed Saalax iyo Kevin De Bruyne ayaa waxay awoodi waayeen inay isku muujiyaan bilowga xirfadooda horyaalka Premier League oo ay xirnaayeen maaliyada kooxda Chelsea. John […]Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatey munaasabad ku saabsan Xus iyo Xusuus loo samaynayay Wakiilkii Akadeemiyada AGA ee K/Galbeed Prof. Maxamed Cali Kalaay oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Baydhabo! Munaasabaddaasi oo ujeedadeedu aheyd sidii loogu duceyn lahaa marxuumka geeriyooday ayaa waxaa ka soo qeyb galay Sii akhriso