(London) 23 Nof 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa barbaro waqti dambe ka heshay naadiga Southampton oo marti ugu ahayd garoonka Emirates kulan ka tirsan horyaalka Premier League, kaasoo la iska dhaliyey afar gool. Arsenal ayaa goolka looga naxsaday waxaana ugu shubay Danny Ings 8’daqiiqo bilowgii ciyaarta, laakiin 10 daqiiqo kaddib goolkaas waxaa Gunners u […]Sii akhriso