(England) 24 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Sheffield United Iyo Manchester United kulanka goor dhow soo gali doona ee horyaalka Premier League. Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha Sheffield United Iyo Manchester United: Sheffield United XI: Manchester United XI: Gool FM.Sii akhriso
(London) 24 Nof 2019. Macalinka cusub kooxda Tottenham Hotspur ee Jose Mourinho ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii ugu horreysay uu la gaaray Spurs-ka qibradiisa cusub. Tottenham Hotspur ayaa shalay guul 2-3 ah kaga soo gaartay kooxda West Ham United London Stadium, kulan ka tirsanaa hoyaalka Premier League. Tottenham ayaa la dhibtoonaysay bilihii ugu […]Sii akhriso
(Manchester) 24 Nof 2019. Macalinka reer Norway ee Ole Gunnar Solskjær ayaa wuxuu fariin niyadjab ah u diray taageerayaasha kooxdiisa Manchester United, taasoo ku aadan suurtogalnimada ay ku gali karaan suuqa kala iibsiga furmi doono bisha Janaayo ee soo socota. Manchester United ayaa lala xiriirinayay magacyada xiddigo dhowr ah suuqa furmi doono bisha Janaayo, waxaana ugu Sii akhriso
Qaahira-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XFS, Mudane; Xasan Xuseen Xaaji iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Qaahira ee Dalka Masar uga qeyb galay kulanka 35-aad ee Golaha Wasiirrada Cadaaladda Jaamacadda Carabta. Ajandaha shirka ayaa waxaa ka mid ahaa ka hortagga dembiyada abaabulan, la dagaallanka musuq-maasuqa,cirib tirka Lacag dhaqista , hab-raaca isu Sii akhriso
(Yurub) 24 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey liiska 30-ka xiddig ee u sharraxan abaal-marinta laacibka sanadka Afrika 2019. Salah, Mane, Pepe, Auba & Mahrez ayaa hoggaaminaya liiska xddigaha u sharraxan laacibka sanadka qaaradda Afrika 2019. Xiriirka kubadda cagta CAF ayaa sii daayey liiska xiddigaha u sharraxan abaal-marin laacibka sanadka ee Afrika, taasoo looga dhawaaqi Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA)…Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda Magaalada Muqdisho ku sii ambaqaaday   kulankoodii caadiga ahaa golahaasi. Ajendaha kulanka maanta ee Golaha Aqalka Sare ayaa ku saabsana akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Soomaaliyeed. Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ayaa shalay ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Sii akhriso