(Madrid) 25 Nof 2019. Real Madrid ayaa isku diyaarineysa kulanka ay habeen dambe ku soo dhaweyn doonto kooxda Paris Saint – Germain garoonka Santiago Bernabeu, si ay u wada ciyaaraan kulankooda 5-aad wareega group-yada tartanka Champions League, kaddib guuldarradii 3-0 aheyd ay kala soo laabteen garoonka Parc des Princes. Goolhaayaha Real Madrid ee Thibaut Courtois ayaa Sii akhriso
(Madrid) 25 Nof 2019. Xiddiga reer Belgian iyo kooxda Real Madrid ee Eden Hazard ayaa qaab kaftan ah wuxuu hoos ugu dhigay taariikhda naadiga Paris St Germain. Hadalka Eden Hazard ayaa wuxuu imaanayaa kahor kulanka soo aadan ay kooxaha Real Madrid iyo PSG kuwada ciyaari doonaan habeen dambe ee Talaadada ah garoonka Santiago Bernabeu, kaasoo ka […]Sii akhriso
(Liverpool) 25 Nof 2019. Macalinka reer Germany iyo kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa sheegay inuusan aheyn macalin si weyn u hunguriyeynaya inuu markale ku guuleysto tartanka Champions League, kaddib markii ay ku soo guuleysteen xilli ciyaareedkii hore. Laakiin dhinaca kale, tababare Jürgen Klopp ayaa wuxuu carabka ku adkeeyay inay macquul tahay inuu sidaas sameeyo. Sii akhriso
Muqdisho (SONNA) – Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid iyo Agaasimaha Guud ee Ururka Bariga Afrika ee la dagaalanka Ayaxa Dr Stephen W. Njoka ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu kala saxiixday heshiis ay Soomaaliya 28 sano kadib markale dib uga mid noqotay Ururka Bariga Afrika ee la dagaallanka Ayaxa […]Sii akhriso
(Manchester) 25 Nof 2019. Halyeeyga kooxda Manchester United ee Gary Neville ayaa ku maadeystay saddex ka mid ah xiddigaha Red Devils, kaddib barbarihii ay xalay la galeen naadiga Sheffield United. Gary Neville ayaa wuxuu ku kaftamay saddexda weeraryahan kooxda Manchester United ee Marcus Rashford, Anthony Martial iyo Daniel James, wuxuuna ku tilmaamay inay u muuqdeen kuwo Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Mudane Suleymaan Maxamed Maxamuud xilka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JFS, waxa uuna xil ka qaadis ku sameeyay Xeer Ilaaliyihii Guud ee hore Mudane Axmed Cali Daahir. Magacaabistan ayaa ku timid soojeedintii Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JFS Sii akhriso