(Paris) 26 Nof 2019. Wargeysyada gudaha dalka Spain ayaa waxay shaaca ka qaadeen musharaxa ugu cad cad ee ku guuleysan kara abaal-marinta Ballon d’Or 2019, taasoo ay sanad kasta bixiso majalada “France Football” ee dalka Faransiiska. Sida laga soo xigtay wargeyska “Mundo Deportivo” ee dalka Spain Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ​​ayaa ah xiddiga ugu […]Sii akhriso
Shirkii gudiga fulinta, XDS ee lagaga doodayay barnaamijyada siyaasadeed iyo xeer-hoosaadka xisbiga Barwaaqada ee PP, ayaa soo gabogaboobay. Eng, Maxamad Shaale Isaaq, madaxa xarunta dhexe ee XDS, ayaa ugawaramay, wakaalada warbaahinta deegaanka soomaalida, go’ankii ka soo baxay shirka.Waxaa uu mudane, Shaale sheegay in dhamaan qodobadii ay dhawaan soo jeediyeen XDS, si Sii akhriso
(Manchester) 26 Nof 2019. Sida uu ku waramayo Wargeyska The Sun Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa qarka u saaran inay heshiis rikoor oo dhanka xayeysiinta funaanadeeda ah la gasho Shirkad laga leeyahay Waddanka Shiinaha. Sida warbixinta lagu sheegay Shirkaddan oo la yirahaado Haier group ayay kooxda ka dhisan garoonka Old Trafford kula heshiis rabtaa 70 milyan Sii akhriso
Mogadishu(SONNA)-On the first day of the 16 Days of Activism for No Violence against Women and Children, participants at a public awareness forum in Mogadishu called for an end to violence against women in conflict, gender-based sexual violence and conflict-related sexual violence. Organized by the African Union Mission in Somalia (AMISOM), the forum brought together […]Sii akhriso
(Yurub) 26 Nof 2019. Ciyaaryahanka Kooxda Manchester City ee Raheem Sterling ayaa ka mid noqday musharraxiinta abaal-marinta shaqsiyadda isboortiga BBC ee sanadka 2019 (BBC Sport Personality of the Year 2019). Waxaa lagu dhawaaqay lixda shaqsi ee u sharraxan abaal-marinta shaqsiyadda isboortiga BBC ee 2019 waxaana ka soo muuqday Weeraryahanka Man City ee Raheem Sterling, Sii akhriso
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Columbus Ohio ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameysay Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya  dalka Mareykanka Ali Sharif Ahmed iyo safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abukar Osman. Kulankaasi dhexmaray dhinacyadaasi ayaa ujeedkiisu ahaa sidii la isugu xiri lahaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka iyo Safaaradd Sii akhriso