Organization: ZOA Country: Ethiopia Closing date: 03 Jan 2020 .Job location: Addis Ababa, Ethiopia Starting date: as soon as possible Vacancy closing date: 3rd of January 2020 Duration position: 3 years Working hours: full time (40 hours) About ZOA ZOA is an international NGO, which offers RELIEF to people who are affected by conflict or […]Sii akhriso
(London) 29 Nof 2019. Tababaraha kooxda Tottenham Hotspur ee Jose Mourinho ayaa ka hadlay wararka la xiriirinayay inuu noqonayo badelka Unai Emery ee naadiga Arsenal. Waxaa jiray war ku saabsan suurtogalnimada uu Jose Mourinho tababare ugu noqon karo kooxda Arsenal, si uu u noqdo badelka Unai Emery, kahor inta uusan macalin u noqonin Tottenham Hotspur. Arsenal […]Sii akhriso
Addis-ababa, (SONNA) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shir-Madaxeedka joogtada ah ee 13-aad ee IGAD ayaa soo dhaweeyey qorshaha dib u habaynta Urur Goboleedka IGAD oo ay isku raaceen Madaxda ka soo qeyb gashay meertadan. Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garowsanayd fursadaha horumarineed, iskaashi iyo Sii akhriso
Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tecnolojiyadda ayaa soo dhoweysay ansixinta Golaha Wasiirrada ee Siyaasadda Qaran ee Isgaarsiinta, taas oo ah middii ugu horreysay ee uu Dalku yeesho. Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya, Md; Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa sheegay in siyaasaddan ay ku timid wada-tashiyo muddo dheer qaadatay oo Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa qaabilay ku xigeenka Madaxa Xafiiska Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ahna Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Sii akhriso