(England) 30 Nof 2019. Liverpool ayaa guul muhiim ah kaga gaartay garoonkeeda Anfield, kooxda Brighton & Hove Albion, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, kulan ka tirsanaa horyaalka Premier League ee dalka England. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 2-0 ay ku hogaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Liverpool. Daqiiqadii 18-aad ee dheesha […]Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyeha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa dhagax-dhigay Xarunta Gaadiidka iyo Dhul-bixinta Dowladda Hoose ee Xamar oo dib loo dhisayo. Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in muddo 30 sano ah kaddib dib loo dhisayo Xaruntan, iyadoo sanadihii la soo dhaafay ay xarummo ku mel gaar ah ku shaqeynaayeen Laanta Sii akhriso
Shir-weynihii 1aad ee aan caadiga ahayn, ee Xisbiga Dimuqraadiga Soomaalida, XDS, ayaa si rasmi ah uga furmay madasha shirarka, ee Kaali 1 ee madaxtooyada Deegaanka Soomaalida. Shir-weynahan oo uu furay gudoomiyaha XDS, Axmada Shide Maxamad, ayaa laga doodidoona go’amadii ay Golayaasha,(Gudiga fulinta iyo Golaha-dhexe) ee XDS, ku go’amiyeen in lagu biiro Xisbiga Barwaaqo, Sii akhriso