Home 2019 December
(Barcelona) 31 Dis 2019. Halyeyga Kooxda Arsenal ee Thiery Henry ayaa wax laga wey diiyay mid ka wanaagsan xiddigaha Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi kuwaasoo doodda midka fiican aysan dhammaaad lahayn. Thiery Henry waxa uu Messi kula ciyaaray kooxda Barcelona waxa uuna ka sheekeeyay qiso layaab leh oo ka dhex dhaxday xeradda tababarka kooxda Barca kaddib […]Sii akhriso
(Manchester) 31 Dis 2019. Tababare Ole Gunnar Solskjær ayaa shaaciyey liiska xiddigaha Manchester United ee kaga qeyb geli doona kulanka habeen dambe ee horyaalka Premier League ay la ciyaari doonaan naadiga ka dhisan Waqooyiga Magaalada London ee Arsenal. Paul Pogba  ayaan qeyb ka noqonin liiska xiddigaha kooxda Manchester United ee u safartay magaalada London, kulanka ay Sii akhriso
Angelina Jolie Visits Ethiopia with Zahara and Shiloh — and Met Nation’s First Female President  PEOPLE.com Angelina Jolie & Her Kids Visit Zahara’s ‘Beautiful Birth Country’ & Meet Ethiopia’s President — Watch  Hollywood Life Angelina Jolie Takes Daughter Zahara To Her Birth Country To Meet Ethiopia’s President  The Blast View full coverage on Google NewsSii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Madaxtooyada Qaranka ayaa u fidisay ardayda dhigta kulliyadda Saxaafadda iyo Cilmiga Warbaahinta ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed booqasho cilmiyeed ay wax kaga ogaanayaan hannaanka shaqo ee Xafiisyada ugu sarreeya dalka. ArdadaAn oo soo indho-indheeyey qeybaha kala duwan ee Madaxtooyada ayaa kulammo xog wareysi ah la yeeshay qaar ka mid ah agaasinka, Sii akhriso
(Liverpool) 31 Dis 2019. Dhoowr  saacadood ayaa ka harsan dhamaadka sanadka 2019, waana sanad aan ku aragnay kartida shaqsiyaad badan, natiijooyin iyo kulamo xiiso badan caalamka kubadda cagta, maadaama ciyaaraha ay yihiin kuwa ugu caansan uguna daawashada badan adduunka oo dhan. Sannadka 2019 waxaa soo ifbaxday guulo waaweyn oo ay gaartay Liverpool, iyadoo ay kooxda reer Sii akhriso
(London) 31 Dis 2019. Tababaraha reer Talyaani iyo kooxda Everton ee Carlo Ancelotti ayaa ammaanay dhigiisa hoggaamiya naadiga Manchester City ee Pep Guardiola, isagoo xusay inuu yahay nin caqli badan. Kooxaha Manchester City iyo Everton ayaa habeen dambe ku balansan in kulan ka tirsan horyaalka Premier League ay ku wada ciyaaraan garoonka Etihad ee magaalada Manchester. Sii akhriso