(Manchester) 01 Dis 2019. Kooxaha Manchester United iyo Aston Villa ayaa dhibcaha ku kala qeybsaday garoonka Old Trafford, kddib markii ay ku kala baxeen barbaro 2-2 ah, kulan ka tirsanaa horyaalka Premier League ee dalka England. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa waxay ku soo dhamaatay barbaro 1-1 ah. Daqiiqadii 11-aad kooxda martida aheyd ee Aston Villa […]Sii akhriso
Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane; Xasan Cali Kheyr, ayaa Maanta daah furay shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha ayaa muujiyay sida ay Dowladda Soomaaliya uga go’an tahay mudnaan siinta Dhallinyarada oo Laf-Dhabar u ah horumarka Bulshadda iyo ilaalinta Qaranimada. Sii akhriso
(Manchester) 01 Dis 2019 Manchester United ayaa qaaday talaabo ay ku dooneyso saxiixa ciyaaryahan ka tirsan kooxda Barcelona inta lagu gudi jiro xilli ciyaareedkan, gaar ahaan suuqa furmi doono bisha Janaayo. Sida laga soo xigtay wargeyska “Mirror” ee dalka Ingiriiska, saraakiisha kooxda Man United ayaa waxay la xiriireen wakiilka Arturo Vidal ee Fernando Felicevich, si Sii akhriso
(Barcelona) 01 Dis 2019.Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa ka hadlay dhaawaca xiddigiisa reer France Ousmane Dembélé, kaasoo waqti dheer ka maqnaan doona Blaugrana. Ernesto Valverde ayaa wuxuu dhinaca kale carabka ku adkeeyay in maqnaanshiyaha Ousmane Dembélé ay tahay Khasaaro weyn ee soo gaartay kooxda. Ousmane Dembélé ayaa wuxuu dhaawac ka soo gaaray Sii akhriso